Kursi Jaceelka Madaxda Somalia :
Kursi Jaceelka Madaxda Africa Ayaa Sababta In Ay Gabaan, Dalka, Dadka, Iyo Toodaba. Intii u dhaxeeysay 31 octoobar 2010 – Ilaa 19 Juun 2011, Oo madaxweyne #Farmaajo uu ahaa reysalwasaaraha dalka, shabaabna ay 1km u jireen #VillaSomalia markuu xilka qabanaayay, ayaa dagaalo iyo toogasho aan kala joogsi laheen la galay cadawga umaddaan kadib Shabaab firxadkooda ayaa keeymaha isku wareeystay, taasina waxay sababtay in gabi ahaanba dalka oo dhan laga jeclaaday Madaxweynaha Hada Talada Haya. Beesha caalamka oo ayagu raba ineeysan dhamaan ciyaartaan xarig jiidka ah ee somalia ka socota, ayaa garwaaqsaday in ay ciyaartaan dhamaaneyso hadii #Farmaajo sii joogo, kadibna waxaa la kala dooradsiiyay inuu dagaalka shabaab joojiyo kursigiisana uu iska sii joogo Ama uu baxo, markuu ka biyo diidayna, duufaano siyaasadeed ayaa lagu kacshay wuuna iska baxay, Madaxweyne Shariif ayaa asagana lagu yiri is daji saaxib hadii kale saaxiibkaa #Farmaajo ayaad raaceysaa, Wuxuuna ku yiri amarkiin ayaa j