Mucaaradku waa weeyneeso lagu Arko Waxa Naga Qaldan
Mucaarad waa weyneyso shacabka lagu tusiyo maxaa naga qaldan
Ma ahan kursiga anaa fuulaya ee adigu bannee!
✅Mucaarad ku may ka hadlaan amniga iyo sidii loo hagaajin lahaa!
✅Mucaaradku may ka hadlaan wabiga Shabelle ee qalaley ee Ethiopia leexisey!
✅May ka hadlaan tayo xumada, isku dhex yaaca wax barashada & jaamacadaha bugta ah ee dalka sidii daba kaayo guri walbo laga hor furey!
✅May ka hadlaan taya xumada, ka tuugeysiga caafimaadka, iyo daawoyin dhacey ee dalka ka jirta.
✅May ka hadlaan ganacsatada iyo cuntada sumeysan ee dalka la soo galiyo, taasoo aan shakhsiyan tuhun sanahey in ay sabab u tahey cuduro ay ka mid yihiin burooyin iyo kansarka kuwaas oo aan horey noogu badneyn
✅May ka hadlaan sidee loogu gar gaaraa dadki wax ku gareen 14 October Zoope ?!
✅May ka hadlaan sidee looga qeyb qaadan karaa qarash uruurinta ciidamadda qalabka sida?!
✅May ka hadlaan sidee looga hortagaa ama looga gaashaantaa abaaraha soo aadan ?!
✅May ka hadlaan waxa qofka miskiinka muwaadinka Somsliga uu tabaayo si guud?!
✅Mise waxa kaliya ee ay ka hadli karaan waa siyaasad iyo kursiga in aan ku fariisanno ayaa jirto?!
✅Xitaa hadii caqliyad aan kursiga aheyn aysan garaneyn, may sugtaan waqtiga kooban ee ka harey ilaa xili doorasho la isla gaaro, nuucey doontaba ha ahaatee!!
✅Fudeyd ayey ku tilmaamaan dowlada (taasoo runtii wax ka jiraan), lakiin iyaga qudhooda soo lama oran karo sal fudeyd ayey qabaan, maadaama ay sugan kari la'yihiin 4 sano oo qura, dowlad aan sanad dhameysanna ay rabaan in ay mooshin iyo lacag ku ridaan?!
Anigoo hadaba ku hadlaya afka mucaaradka wax dhisaya, kirsi dooonna aan aheyn, waxaan u soo jeedin lahaa dowladdu in ay wax ka qabato qodobada kor ku xusan
Mahadsanidiin DR Mohamed A Gedi.

Comments
Post a Comment